Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Soo Horjeeystay Xukunkii lagu Sii Daayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dalka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir ayaa Goordhow Shir Jaraa’id uu ku qabtay Muqdisho waxa uu ka soo horjeeystay Go’aankii maxkmada Gobolka Banaadir ay kus ii deeysay cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Sharci Daro ay tahay in loo diido racfaanka Xee ilaalinta isaga oo sheegay in ay xaq u leeyihiin in racfaan ay helaan xir ilaalinta.

Maanta ayaa Maxkmada Gobolka Banaadir sheegtay in wax dambi ah lagu waayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyada oo sii deeysay.

Dhanka kale Gudoomiyaha Maxkmada Gobolka Banaadir Mudane Aweys Shiiq Cabdilaahi Ayaa sheegay in xeer ilaalinta dalka aan wax racfaan ah u furneeyn.

Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

The post Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Soo Horjeeystay Xukunkii lagu Sii Daayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this