Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada gobolka Banaadir oo wax dambi ah ku weyday siina deysay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xoriyadiisa dib uguoo celisay Siyaasiga Cabdiraxmaan C/shakuur, kaddib ay markii shaacisay in wax dambi ah lagu waaayay.

Maxkamadu waxay cadeysay Xeer Ilaalintu inay caddeymo rasmi ah ku keeni weyday muddo 24 saac oo loo siiyay. Waxay kaloo sheegtay inaan markii horeba sifo sharci ah lagusoo xirin siyaasiga.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Aweys Sheekh Maxamed ayaa ku dhawaaqay go’aanka Maxkamadda, kaddib markii uu akhriyay dhamaan waraaqadihii loo keeno iyo qodobo ka mid ahaa xeerka ciqaabka Soomaaliyeed, waxaana uu caddeeyay in aan wax dambi ah loo heysan.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this