Sign in to follow this  
Deeq A.

Gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo warsaxaafadeed kasoo saaray xarigii Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo caburinta siyaasadeed ee villa Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa war ka soo saaray xariggii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo xalay dowladda damiin ku sii deysay iyo xaaladihii ka dhashay xarigiisa, kaddib howl gal dhiig u daatay oo habeenkii Axadii Ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen guri uu ka deganaa magaalada Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA.

war-mu-696x956-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this