Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso Waraaqihii damiinta ahaa ee lagu sii daayey Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Shabakadda Caasimadda Online ayaa heshay nuqul kamid ah waraaqihii damiinta ahaa ee lagusii daayey Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Sida ka muuqato Saxiixaha Waraaqaha waxaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur damiinta:

  1. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed
  2. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf
  3. Madaxeynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare

Seddexdaas mas’uul ayaa damiintay, waxayna waraaqdaan xeer ilaalinta guud ku caddeysay inay aqbashaday codsigaas isla markasna ay sidaas kusii deystay Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Maxkamadeynta Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Muqdisho ka socoto, waxaana la filayaa in saacadaha soo socdo laga soo saaro natiijo.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso waraaqda damiinta

 

Page1-1.jpg?resize=696%2C901&ssl=1Page2-1.jpg?resize=696%2C901&ssl=1

The post Akhriso Waraaqihii damiinta ahaa ee lagu sii daayey Cabdiraxmaan Cabdishakuur appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this