Sign in to follow this  
Deeq A.

Go’aankii ugu Dambeeyay ee Maxkmada Abdiraxmaan Abdishakuur oo Goordhow Bilaabaneeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa Goordhow xarunta Maxkmada Gobolka Banaadir soo gaaray Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sugaya go’aankii u dambeeyay ee maxkamadeeyntiisa.

Xuranta waxaa sidoo kale ku sugan Xildhibaano katirsan Baarlamaanka iyo Siyaasiin.

Xarunta Maxkmada waxaa ku sugan hadda Gudoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo Mahad Maxamed Salaad oo ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa hadda la sugayaa in ay soo xaadiraan dhamaan qareenada iyo dadka dhageeysanaya xukunka Maxkmada Abdiraxmaan Abdishakuur.

Go’aankaan ayaa noqon doono kii ugu dambeeyay oo ay soo saareeyso maxkmada iyada oo la wada sugayo go’aanka maxkamada.

Faah Faahinta dib kala soco Insha allah 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho 

The post Go’aankii ugu Dambeeyay ee Maxkmada Abdiraxmaan Abdishakuur oo Goordhow Bilaabaneeysa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this