Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Farxadii siyaasiyiinta Hawiye ee ka dhalatay sii deynta C/raxmaan C/shakuur

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag.

Odayaal dhaqameed, siyaasiyiinta labada gole iyo xubno kala duwan oo ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa dadaalkanka dambeeyay sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad, waxayse natiijadii noqotay in damiin lagu sii daayo iyadoo dacwadu socon doonto.

25552219_1431850870261032_1800677205164925445984_1431850740261045_81437915890395AbdirahmanShakur.jpg?resize=696%2C639&ss25550387_1542856375767775_2789002825587625498166_10155623349944342_53090860409891-9.jpg?resize=696%2C928&ssl=1

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Sawiro: Farxadii siyaasiyiinta Hawiye ee ka dhalatay sii deynta C/raxmaan C/shakuur appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this