Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Muxuu Guddoomiye Thaabid ka yiri siideynta C/raxmaan Cabdishakuur

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiintii Dadaalka ugu jiray Siideynta Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay siideynta Siyaasiga.

Guddoomiye Taabit ayaa u mahad  celiayay Dhamaan intii ka qeyb qaatay sii deynta Siyaasin cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Guddoomiye Thaabit ayaa kamid ahaa mas’uuliyiintii damiinta ka noqday Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waxaana damiinta kula jiro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Haddaba halkaan hoose ka dhageyso hadalka Guddoomiye Thaabit:

 

https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2017/12/Taabid-1.mp3

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Dhageyso: Muxuu Guddoomiye Thaabid ka yiri siideynta C/raxmaan Cabdishakuur appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this