Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo Magacii Ka Bedeley Wakaaladda Wararka Puntland.

Recommended Posts

Deeq A.   
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December, 20, 2017 Wakaaladda Wararka dawladda Puntland.
Madaxweynaha Dawladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.
Markuu arkay: Tala soo jeedinta Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Wararka dawladda Puntland,
Wuxuu Xeeriyey:
Waxaa magaca Wakaaladda Wararka dawladda Puntland loo bedelay Wakaaladda Warbaahinta iyo Horumarinta Teknoolajiyadda dawladda Puntland.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this