Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyada weerar ka dhacay Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxda Daacisha ayaa Goordhow sheegatay masuuliyada weerar lagu qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Muqdisho u jira 30-KM.

Wakaalada Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee la yiraahdo Acmaaq ayaa sheegtay in weerarkaasi ay ku dileen Askar katirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

IMG_20171220_101822-1024x576.jpg?resize=

Xalay Ayaa weerar Culus waxa uu ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose.

Kooxda Daacisha ayaa sheegata Dhowr Weerar oo ka dhacay Koonfurta iyo Bartamaha Dhulka Soomaaliya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyada weerar ka dhacay Afgooye appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this