Sign in to follow this  
Deeq A.

200 askari oo loo tababaray sugida amniga Gaalkacyo oo maanta tababar loosoo xirayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacy (Puntlandi) Laba boqol oo askari oo loogu tala galay Xasilinta iyo adkaynta Nabadda Gobolka Mudug ayaa maanta tababar loogu soo xirayaa Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudud.

Ciidamadaan oo ah kuwo isku dhaf ah ayaa waxaa laga keenay Galmudug iyo Puntland iyadoona loo tabababray in ay ka shaqeyaan Guud ahaan Gobolka Mudug.

Masuuliyiin dowladda Puntland iyo maamulka  Galmudug iyo Puntland ayaa ka qeyb galaya xaritaanka tabababrka.

25396058_1594185003971313_87974006766738

25443167_1594185173971296_92042008567140 25550057_1594184797304667_46823268581086

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this