Sign in to follow this  
Deeq A.

Garowe oo u istaagtey guushii xulka Puntland uga adkaatay Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa mar qura ka bilowday Caasimada Puntland damaashaad iyo dib bax  xamaasadeysan, oo aad isleedahay ismaba oga dadka  dabaaldegaya sababtoo ah horey looma arkin dareenka galabta ka jirey Garowe ka dib guushii xulka Puntland ciyaartii dhexmartey Gobolka Banaadir.

Fagaaraha ay caanka ku tahay Garowe waxaa isugu soo baxay dadweyne fara-badan waxaana ka socday ilaa galabta dabaaldeg balaaran, halka gadiid farabadan ay yaacayeen jidadka magaalada dhexmara.

Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa halkaan kusoo gudbinaysa dareenka dadweynaha Puntland ee galabka ka dib ciyaartii ay kaga adkaadeen xulka Puntland Kooxda Gobolka Banaadir.

DAAWO.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Garowe oo u istaagtey guushii xulka Puntland uga adkaatay Banaadir appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this