Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Xulka kubada cagta Puntland oo reebay Banaadir una gudbay Final.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xulka kubada cagta Puntland ayaa guul muhiim ah ka gaaray kooxda Banaadir, waxayna ugud been Finaalaha tartankaan.

Ciyaar xiiso badan ayaa xulka Puntland wuxuu ugu awood sheegtay xulka Banaadir, waxayna Puntland galabtay muujisay sida weli u tahay horyaalka Soomaaliya iyo hooyada kubada cagta Soomaaliya.

Ciyaaryahan Yacquub Cismaan ayaa u dhaliyay hal gool ah oo ay xulka ku badiyeen.

Dhammaan degaanada Puntland ayaa waxaa ka bilowday debaal degyo waaweyn oo lagusoo dhoweynayo guusha xulka kubada cagta Puntland.

Puntland ayaa sugidoonta Koonfur galbeed iyo Jubbaland midka berito usoo gudba Final.

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this