Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciyaar Xiiso Badan oo Banaadir iyo Puntland ku Dhexmari Doonto Koonis

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciyaar Xiiso badan oo u dhaxeeyso Kooxaha Banaadir iyo Puntland oo ah mid Semifanal ah ayaa galabta ka dhici doonto Muqdisho.

Ciyaartaan ayaa waxa ay dhici doontaa 3:30 Xiliga  Muqdisho .

Labadaan kooxood ayaa ka soo gudbay heerka Group-yada ee tartanka maamul Goboleedyada Dalka.

Ciyaartaan ayaan la sii saadaalin karin iyada oo natiijada ciyaartaana ay sii daalindoonto cida loo saadaalinayo koobkaan.

taageerayaal badan oo Reer Muqdisho ah ayaa isku diyaarinaya in ay daawadaan.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Ciyaar Xiiso Badan oo Banaadir iyo Puntland ku Dhexmari Doonto Koonis appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this