Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxa Qaxootiga QM oo ku Wajahan Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay Filippo Grandi ayaa maanta ku wajahan Magaalada kimaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wafdiga Grandi ayaa u tagaya Kismaayo sidii ay qiimeeyn ugu sameeyn lahaayeen qaxooti Soomaaliyeed oo ka soo laabtay Dalka Kenya.

Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa si aad ah loo adkeeyay iyada oo ciidamo badan la dhoobay xaafadaha magaalada Kismaayo.

Shalay ayuu Wafdiga Grandi Madaxa Qaxootiga aduunka ee Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Soomaali Badan ayaa ka soo laabtay dalka Kenya kadib markii Qaramada Midoobay , Dowlada Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis sadax geesood ah yeesheen.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxa Qaxootiga QM oo ku Wajahan Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this