Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda federalka oo xabsiga dhigtay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka NISA, ayaa xalay saqdii dhexe howlgal ku qaaday guriga siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah ragga sida aadka ah ugasoo horjeeday una mucaaradsan dowladda Farmaajo.

Howlgalkaan ayaa la Xaqiijiyay inay ku dhinteen 5 Askari, waxaana sidoo kale lagusoo xiray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Xildhibaan Cabdi Fatax Ibraahim Geesay oo la hadlay VOA-da ayaa  sheegay in howgalkaan uu ku dhaawacmay lagu dhaawacay Siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

Xariga siyaasigaan ayaa loo

Dowladda federalka illaa iyo hadda kama hadlin howlgalkaan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this