Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabduraxmaan Dabcasar,” Muuse Biixi ayaa Mas,uul ka ah Dhaawicii iyo Jirdilkii ay Maantay ii gaysteen Ciidamadiisa Gaarka ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

Capture-2.jpg

Ciidamada beesha Isaaq ee Muuse Biixi ayaa maanta magaalada Hargeysa jirdil xoogan ugu geystay Cabdulraxmaan dabcasar, oo halkaas waayahaan ku sugnaa.

Dabcasar oo Facebook-giisa live kasoo galay isagoo sariir dul saaran oo sheeganaya in jug xoogan la gaarsiiyay, ayaa cadeeyay in loo xoog sheegtay, wuxuuna sheegay  inuu u maleyayay in magaalada Hargaysa ay tahay Meel Cadaalad iyo Maamul Wanaag ay ka jirto.

Wuxuu beesha Isaaq ka dalbaday inay kasoo garbaxaan.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this