Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Guddoomiye Abgaalow,” Hadda kadib cidii rabshad ka abuurta Gaalkacyo tilaabo loo dhan yahay ayaa laga qaadayaa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Mudug, Xasan Maxamed Khaiif (Abgaalow), ayaa sheegay hadda kadib cidii magaalada Gaalkacyo ka dhex abuurta rabshad in tilaabo wadajir ah laga qaadidoono islamarkaana uu soo dhamaaday xilligii la isaga waji gamban jiray reer reer.

Guddoomiyaha yaa hadalkaan ka sheegay madal lagusoo bandhigayay heshiis horudhac ah oo ku saabsan adkaynta nabad gelyada magaalada Gaalkacyo, heshiiskaas oo ay kala saxiixdeen Puntland iyo Galmudug.

Waxaa uu guddoomiyuhu sheegay in tilaabo adag laga qaadidoono cida iska hor keenaysa labada maamul ee shidada ka wada gobolka Mudug, kuwaas oo hadda kadib uu sheegay in si toos ah loo bartilmaameesandoono.

Halkaan ka dhegays codka guddoomiyaha.

      Codka guddoomiyaha gobolka Mudug

Halkaan hoose ka akhriso heshiiska.

sax.jpgsadex-1.jpgwaakaas.jpg

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this