Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Sheegay in Baaritaano lagu wado Xildhibaano Baarlamaanka Katirsan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo goordhow Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano ku saabsan Xildhibaano uu ku sheegay in ay yihiin kuwo qaran dumis ah.

Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Xildhibaanada lagu kala magacaabo Xasan macalin maxamuud  Abdi saabir Nuur Shuuriye ay gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen in Xasaanada lagala noqdo.

Waxa uu Axmed Cali Daahir ku eedeeyay Xildhibaanadaasi in ay lacago ka soo qaateen wadamo shisheeye islamarkaasina ay ku duminayaan dowlada Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Faah Faahinta dib kala soco Insha allah 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Sheegay in Baaritaano lagu wado Xildhibaano Baarlamaanka Katirsan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this