Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Ammaanka Oo Ka Doodaya Arrinta Qudus

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa ka doodaya beri oo Isniin ah mashruuc ku saabsan go’aankii madaxweynaha mareykanka uu ugu aqoonsaday Qudus inay tahay caasimadda Isaeal.

Dowladda masar ayaa mashruucaan waxay u gudbisay golaha ammaanka  shalay oo Sabti aheyd, waxaa uuna ku baaqayaa in meesha laga saaro go’aan walba oo ku saabsan bidixeynta Qudus.

Masar waxay qoraal u qeybisay dowladaha xubnaha ka ah golaha ammaanka kaasi oo ka hor imaanayo in diblomaasiyiinta iyo safaaradahooda ay u rartaan magaalada Qudus,sidoo kale waxaa ku xusan qoraalka la qeybiyey go’aan walba oo dhinaca oo ku saabsan xaaladda magaalada inuu san yeelan raad sharci ama is qabqabsi.

Go’aanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday Qudus inay tahay magaalo madaxda Israel waxaa dabo yeelay inuu ugu baaqay saafadda mareykanka ee ku taalo Tel Aviv in loo raro Qudus waxaa uuna ugu baaqay dowladaha kale in ay iyaguna safaaradahooda ay ka furtaan .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this