Sign in to follow this  
Deeq A.

Xulka Jubbaland oo guul ka gaaray Galmudug una soo gudbay wareega Semifinal

Recommended Posts

Deeq A.   

Xulka kubada cagta Jubbaland ayaa galabta guul muhiim ah ka gaaray kooxda Galmudug, kadib markii ay 2-1 uga badiyeen ciyaar xiiso badan oo goor dhowayd kusoo gabagabowday garoonka Koonis.

Kulanka galabta u dhaxeeyay labadan koox ayaa waxa ay koox walba dooneysay in ay guul gaarto, inkastoo xulka Jubbaland ay mar walba kusoo baxeen bar baro.

Kooxda Jubbaland iyo Taageerayaashooda ayaa  waxa ay ku dabaal degeen Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium, iyadoo ugudbay wareega afar dhammaadka ama Semifal.

Jubbaland ayaa ku beegmidoonta kooxda koonfur galbeed halka Puntland iyo Banaadir is arkidoonaan.

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this