Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaro xoogan oo ka dhashay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland & Al-Shabaab + Warbixin

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhexeeyay ciidamada maamulka iyo maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab. Dagaalka ayaa lasoo sheegayaa inuu bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka ay weerar culus ku qaaden al-Shabaab doonaayay inay jidka u galaan Kolonyo ciidamo ah. Inta uu dagaalka socday ayaa waxaa lasoo warinayaa in labada dhinac ay is weydaarsadeen Hubka noocyadooda kala duwan, waxaana halkaa ka dhashay khasaaro nafeed oo labada dhinac soo kala gaaray. Waxyeelada ka dhalatay dagaalka ayaa gaareysa ilaa Shan oo labada dhinac ah, waxaana sidoo kale jira rasaas u gudubtay goobo ay ku noolaayen dad xoolo dhaqato ahaa. Maamulka Puntland ayaa sheegay inay wadaan qorsho ay ku dooneyso in al-Shabaab iyo Daacish ay uga saareyso  dhulkeeda. Dhinaca kale, labada Koox ayaa ku xoogan Buuraha Gobalka Bari ee Galgala waxa ayna dhowr jeer ay weerareen xarumaha ciidanka Puntland.

 

Caasimada Online

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this