Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelaha ay ka soo jeedaan Xukuumada Mujaahid Muse Biixi iyo Beesha Isaaq oo sidii caadadu aheyd uruurstay Wasaarada muhiimka ahaa ee Dibada, Gudaha, Maaliyada, Caafimaadka,Macdanta iyo Warfaafinta

Recommended Posts

Deeq A.   


w1-216x300.jpg

w3-216x300.jpg

w2-216x300.jpg

1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse

2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante

3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon

4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha — Reer Daahir / Habar Jeclo

5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- Warsan Gali

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada — Ciidagale

7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise

8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta —  Reer Adan / Arab

9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha — Habar Cafaan / Samaroon

10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud — Dhulbahante

11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha — Habar Yoonis

12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha — Jibriil Abakor /Sacad Muuse

13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga — Jiriil Yoonis / Makaahiil / Samaroon

14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada — Reer Yoonis / Habar Jeclo

15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga — Guulane / Arab

16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga — Biciide / Habarjeclo

17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta — Makaahiil / Sacad Muuse

18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka —- Cali Siciid / Habaryoonis

19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha —- Nuur Axmed / Dhulbahante

20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta — Habarjeclo

21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka — Ciise Muuse

22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha — Habarjeco

23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka — Habaryoonis

Wasiir Ku Xigeenada

1.  Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada — Subeer Celi / Arab

2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha — Sacad Muuse

3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta — Ciidagale

4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha — Ayuub

5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada — Toljecle

6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta — Gabooye

7.Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada — Ciidagale

8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka — Habar Jeclo

9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-

Habar JecloShan WasiirHabar Yoonis Saddex Wasiir
Arab Laba Wasiir
Ciise Muuse Laba
Wasiir Sacad Muuse Laba
WasiirCiidagale Hal
Wasiir Dhul Bahante Saddex Wasiir Samaroon saddex
Wasiir Ciise Hal
Wasiir Warsangali Hal

Fiiro Gaar ah : Beelaha Harti Daarood ayaa Xukuumada Mujaahid Muse Biixi ka helay 4 Wasiir, Beesha Dhulbahante ayaa heshay Wasiirka Waxbarasha, mida Hawlaha Guud iyo mida Biyaha, iyadoo laga qaaday Wasaaradii Arimaha Gudaha ee ay hore u hayeen, sidoo kale Beesha Warsangeli ayaa sii hayn doona Wasaarada Gaashandhiga oo ay hore u hayeen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this