Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:- Muuse Biixi oo magacaabay Golihiisa Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

muse.jpg?resize=600%2C400Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muse Biixi  Cabdi oo shalay xilka loo dhaariyay ayaa maanta magacaacay xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumaddiisa.

Wasiirada cusub ee Somaliand ayaa ka kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen waxaana ku jira wasiiro hore oo ka tisanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.

Hoos ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Somland

s1.jpg?resize=700%2C970s2.jpg?resize=700%2C970s3.jpg?resize=700%2C970

PUINTLAND POST

The post Akhriso:- Muuse Biixi oo magacaabay Golihiisa Wasiirada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this