Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Muuse Biixi oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirrada Maamulka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi  Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd.

Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shanwasiir.

Sidoo kale Wasaaradaha uu magacaabay Muuse Biixi kama mid ah Wasiirka Madaxtooyada oo Xukuumadihii hore ee Somaliland ka ahaa midka ugu awoodda badan Golaha Wasiirrada.

Aqriso Magacyada.

25395386_957466544419620_853113118_n.jpg

25436365_957466551086286_875585950_n.jpg

25359916_957466541086287_1869683328_n.jp

The post Akhriso: Muuse Biixi oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirrada Maamulka Somaliland appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this