Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- AKHRISO:- Liiska golaha wasiiradda Somaliland oo lagu dhowaaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi, ayaa maanta ku dhowaaqay liiska xubnaha golihiisa wasiiradda.

Halkaan hoose ka akhriso.

1. Sacad cali shire wasiirka arimaha dibada

2. Yaasiin faratoon waxbarashada

3. Xasan ismaaciil warsame wasiirka Qorshaynta iyo horu marinta

4. Maxamed kaahin arimaha gudaha

5. Ciise Axmed Yuusuf Cadale wasiirka Gaashaandhiga

6. Yuusuf Maxamed Cabdi wasiirka horu marinta maaliyada

7. Cabdiqani wasiirka cadaalada

8. Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed wasiirka diinta iyo awqaafta.

9. Axmed muumin seed wasiirka horu marinta beeraha

10. Cabdriashiid xaaji ducaale wasiirka hawlaha guud

11. Yuusuf maxamuud Nuur wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada

12. Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi wasiirka Isgaadhsiinta iyo technology

13. Maxamuud xasan sacad wasaarada ganacsiga warshadaha

14. Hinda jaamac xirsi wasiirka arimaha bulshada iyo qoyska

15. Maxamed axmed maxamuud cawad wasiirka horu marinta maal gashiga.
16. Xasan maxamed cali gaafaadhi wasiirka xanaanada xoolaha

17. Cabdiraxmaan cabdilaahi faarax diiriye wasiirka warfaafinta wacyi geinta iyo dhaqanka

18. Shugri baandare wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga.

19. Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore horu marinta biyaha.

20. Jaamac maxamuud cigaal wasiirka macdanta iyo tamarta

21. Cabdilaahi abokor cismaan wasiirka gaaddidka iyo horu marinta jidadka

22. Maxamed xaaji cilmi wasiirka arimaha dastuurka

23. Maxamed muuse abees wasiir xigeenka warfaafinta

24. Yurub Abiib Cabdi Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha

25. Maxamed daahir wasiir ku xigeenka horu marinta maaliyada.

26. Cabdiqaadir maxamuud dhaga wayne wasiir xigeenka waxbarashada

27. Cabdinaasir cumar rooble wasiir xigeenka horu marinta caafimaadka.

28. Sahal maxamed jaamac faarax wasiir xigeeenka gaadiidka iyo horu marinta jidadka.

Fiiro Gaar Ah:- Waxa Jira Masuuliyiin La Magacaabay Oo Ka Maqan Liiskan Kuwaas oo aanu goor dhaw idiin soo gudbin doono.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this