Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Wafdiga Taliyaha ayaa socdaalkan ku weheliyaha Saraakiil sare sare oo ka tirsan Puntland kuwaas oo qayb ka ah Sagoontinta ciidamada Booliska ee dawlada Federalka Soomaaliya qayb uga noqonaya Isku dhafka ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

2,400 Askari iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa maanta munaasibad lagu soo dhawaynayo ay ka socotaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Soo dhawaynta masuuliyiintan kadib ayaa lagu wadaa inay ka qayb galaan inta aysan ka bixin magaalada Gaalkacyo inay maamulada Puntland iyo Galmudug la qaataan kulamo Goos Goos ah kuwaas oo hordhac u ah Nabad Galyada gobolka Mudug.

Puntlanddi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this