Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Ka Dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye

Recommended Posts

Deeq A.   

sida ay ku waramayaan warar hadda soo gaaray Goobjoog News, qof ismiidaamiyay ayaa qarax ka geystay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye .

Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in qofka is-qarxiyay oo labisnaa dareeska ciidanka, halkaasina khasaare ka dhashay, tiradana ay ka badan karto 10 qof.

Gaadiidka gargaarka ayaa hadda goobta gaaray, lamana sida qofkaasi uu meesha ku tagay.

Wararka kala soco, Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this