Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Sawirro laga helay gaadiid dhawaan Al-shabaab ay ku gubeen dulleedka Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Beledweyne (Caasimadda Online) – Dhawaan ayeey aheyd markii xoogag ka tirsan Al-shabaab dab ku qabadsiiyeen deegaanka Maroodile ee hoostaga degmada Beledweyne Lix gaadiid kuwa Xamuulka qaado ah iyo badeecadii saarneyd intaba.

Gadiidka ayaa la sheegay ay ku sii jeedeen deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool iyo dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxaana halka ku baaba’ay dhamaanba gadiidkii la gubay iyo dhamaanba badeecadii saarneyd.

Hadaba Sawirro laga soo qaaday gadiidka ayaa muujinaya sida ay u basbeelleen gaadiidka la gubay iyo dhamaanba wixii hanti ahaa ee saarnaa dushooda.

Halka hoose ka Daawo Sawirrada :

20171213636487425539009897FB_IMG_151310120171213636487424775452726FB_IMG_151310120171213636487424270946695FB_IMG_151310120171213636487424118237980FB_IMG_1513101201712136364874240332439621-6.jpg?resize

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Daawo Sawirro laga helay gaadiid dhawaan Al-shabaab ay ku gubeen dulleedka Beledweyne appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this