Deeq A. Posted December 13, 2017 Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda hadda socda waxaa ay ansixiyeen miisaaniyadda 2018-ka. Kulanka waxaa soo xaadiray illaa 164 Xildhibaan, codeyntii la qaaday waxaa ogolaaday 162, 1 Xildhibaan ayaa diiday halka hal kale uu ka aamusay. Miisaaniyadda 2018-ka, guud ahaan waa : US$ 274,630,191 Wadarta miisaaniyadda ee loo qoondeeyay miisaaniyadda joogtada ah iyo tan rasumaalka wa sidan: (B) Kharash-ka joogtada ah: US$ 260,171,727 (T) Kharashka Raasumaalka: US$ 14,458,464 Wadarta Guud: US$ 274,630,191 Warkan oo Faaf-faahsan, La soco, wararka dambe Source Share this post Link to post Share on other sites