Sign in to follow this  
Deeq A.

Sambaloolshe oo shaaca ka qaaday Arin lama filaan ah & Beelaha Muqdisho oo hor istaagay…

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyihii Hore ee Hay’ada NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalolshe ayaa waxa uu ka hadlay Khilaaf kala dhaxeeyey Mudadii uu shaqeenayey Saraakiil Katirsan NISA. Waxaa uu sheegay iney jiraan shaqsiyaad  Beesha Muqdisho kasoo jeeda oo uu shaqadiisa ka qaban waayay isla markaana isaga naceyb gaar ah uqabay, kuwaas oo NISA kala tirsanaa. C/llaahi Sambalolshe ayaa waxa uu ragas ka gudbiyay dacwad, laakiin ma jirin cid wax ka qabatay, ilaa markii dambe uu amaanka Muqdisho faraha ka baxay. Taliyihii Hore Ee NISA ayaa dhanka kale sheegay in si gaar ah loo ugaarsanayay beesha uu kasoo jeedo ee Hiiraan isla markaana loogu diidanaa xilkaas uu hayay, taasna ay keentay in amaanka magaalada qal qal la geliyo. Xog gaar ah ayaa sheegeysa in Beelaha Galmudug iyo Muqdisho ay hormuud ka ahaayeen in xilka laga tuuro Sanbaloolshe isla markaana uu shaqadiisa ka qabsan waayo. Intiii uu Sambaloolshe ahaa taliyaha NISA waxaa uu amray in hubka laga dhigo beelaha iyo Hogaamiyaasha Muqdisho, taas oo khilaaf weyn abuurtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this