Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA oo qabtay kulan looga hadlayey meel marinta qorshaha ka jawaabida abaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Puntlandi) Hay’adda maareynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa maanta Garowe ku qabatay kulan looga hadlayey wadatashiga iyo meel marinta qorshaha ka jawaabida abaaraha iyo unuglaanta.

Kulankaan ayaa hay’addu waxay kusoo bandhigtay daraasad ay ka sameysay 37 degmo iyo 69 tuulo oo katirsan Puntland, iyadoo ay daraasadaan ay ka qeyb qaataan 160 qof oo hay’addu dirtay. Waxaana daraasadaan lagu eegayay sababaha soo cel celiya abaaraha.

Barnaamijkaan ayaa wuxuu qeyb ka yahay qorhshaha wax ka qabashada isbeddelka cimilada.

DAAWO SAWIRRADA.

6-4.jpg 7-4.jpg
3-6.jpg
4-8.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this