Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) Hay’adda TAG Foundation Jarriiban ku qabatay barnaamij ku saabsan joojinta tacadiyada dumarka

Recommended Posts

Deeq A.   

Barnaamij wacyi galin ah oo looga hadlayay tacadiyada Ka dhanka ah Jinsiga, Guurka Gabdhaha Caruurta Lagu sameeyo iyo sida loo dhaqan galinkaro sharciga ka dhanka ah kufsiga ayaa lagu qabtay degmada Jarriiban ee gobolka Mudug.

Barnaamijyadan ololaha iyo Shirarka Iskugu jiray waxaa Kaqayb galay naamulka degmada Kan Gobalka Mudug iyo Dhamaan degmooyinka Gobalka Mudug.

Waxaa qabatay TAGF oo kaashanaysay wasaaradda wasaaradda haweenka.

DAAWO SAWIRRADA.

IMG-20171210-WA0003.jpg IMG-20171210-WA0004.jpg IMG-20171210-WA0005.jpg IMG-20171210-WA0007.jpg IMG-20171210-WA0008.jpg IMG-20171211-WA0003.jpg IMG-20171211-WA0004.jpg IMG-20171211-WA0005.jpg IMG-20171211-WA0006.jpg IMG-20171211-WA0007.jpg IMG-20171211-WA0008.jpg IMG-20171211-WA0010.jpg IMG-20171211-WA0011.jpg IMG-20171211-WA0012.jpg IMG-20171211-WA0013.jpg IMG-20171211-WA0014.jpg IMG-20171211-WA0015.jpg IMG-20171211-WA0016.jpg IMG-20171211-WA0017.jpg IMG-20171211-WA0018.jpg IMG-20171211-WA0019.jpg IMG-20171211-WA0020.jpg IMG-20171211-WA0021.jpg IMG-20171211-WA0022.jpg IMG-20171211-WA0023.jpg IMG-20171210-WA0001.jpg

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this