Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Dhaawacyadii qaraxii Zoobe ee dowladda Qadar ku dayacday Suudaan oo gudaha Soomaaliya looga gurmanayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano kamid ah  Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa ay sheegeen in dowladda Qatar ay dayacday dadkii ku dhawacymay qarixii Zoobe oo ay u qaaday dalka Suudaan.

Sacdiyo Xaaji oo ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegtay in dadkii dhaawacyada ahaa oo ay dowladda Qatar u qaaday Suudaan ay aheyd shirqool ay dowladda Qatar u dhigtay Soomaaliya.

Waxay sheegtay in dhibaatada gaartay dadkaas aawgeed in la bilaabay in dadkaas dalka Suudaan loogu gurmado isla markaana lacago looga diro gudaha Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan Sacdiyo Xaaji.

      Z0000038 - My Recording

dhaawacyada-720x430-2.jpg dhaawacyada-720x430.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this