Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiriirka kubada cagta Jubbaland oo dacwad ka gudbiyay gobolka Banaadir.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Puntlandi) Jubbaland ayaa gudbisay dacwad ka dhan ah Gobolka Banaadir, waxay Jubbaland ku eedaysay Banaadir inay jebiyeen xeerkii u yaalay tartanka, gaar ahaan qodobka 1aad , farqada 1.7 oo sheegaya inaanu tartanka ka qeybgeli karin qof ajenebi ah.

Jubbaland ayaa sheegtay in Banaadir ay qodobkaasi jebisay oo ay ciyaarsiisay Ciyaartoo u dhashay Kenya oo Baasaboorkiisa kusoo galay dalka una yimid koox ka mid ah kooxaha heerka kowaad.

25152282_10155591244334342_1991094219346

25152282_10155591244334342_1991094219346

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this