Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Cambaareysay Go’aanka Trump Ee Qudus

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka jawaabay  hadalkii madaxweynaha maraykanka Donald Trump uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yuhuudda.

“Wax wanaag ah oo ninkaasi dhaliyay oo aan xumo ahayn ma jirto qadiyadda falastiiniyiinta Somaliland weligeed heer adag bay ka taagnayd in ay xuquuqdooda helaan oo dalkooda helaan Qudusna waa caasimaddii dawladda iyo dalka Falastiin” ayuu yidhi Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.

Dhinaca kale, dowladda Soomaaliya ayaa iyadana cambaareysay go’aanka Trump iyaga oo ku tilmaamay mid halis ah, dhibaatana u geysan kara geedi u socodka nabadda bariga dhexe.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this