Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka gobolka Sanaag oo bilaabay howlgal lagu banaynayno dhulka danta guud.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka gobolka Sanaag, kan degmada Badhan , Ciidamada kala duwan , nabadoonada , guurtida , haweenka iyo dhallinyarada ayaa maalmahan ka bilaabay magaalada Badhan bannaynta dhulkii danaha guud u xidhnaa oo dad calaamad sadeen.

Aagga Saylada Xoolaha , Xarunta Wasaarada Xannaanada Xoolaha , Qubuuraha , Ceelka iyo dhulkii xarumaha dawlada u astaysnaa ayaa beryahan la calaamadsaday taas ayaa keentay in si wada jir ah looga hawl galo .

Waxa la filayaa iney ku xigi doonto wadada halbowlaha ee ay mari doonto wadadii laamiga ah oo masaafo 20km ka yar usoo jirta magaalada Badhan.

24862295_1221785534622290_76535578720351 24775168_1221785594622284_65423271613264 24909661_1221785474622296_16942140317668

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this