Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye ku xigeenkii degmada xaafuun oo ku geeriyooday rasaas uu furay taliyaha degmadaas.

Recommended Posts

Deeq A.   

Eebbe Ha u naxariisto Gudoomiye ku xigeenka degmada Xaafuun Maxamed Muse Bahaleey Ayaa Xili Danbe Oo Xalay Ku Geeriyoday Isbitaalka wayn ee magaalada Bosaso.

Marxuumka ayaa markii hore ku dhaawacmay rasaas uu furay taliyaha saldhiga degmada xaafuun, falka waxa uu ka dhacay gudaha degmada, intaas ka dibna waxaa isagoo dhaawac ah loola cararay isbitaalka Bosaso.

Taliyaha ayaa waxaa ay is maan dhaafeen haweenay deeganka ah, taasi oo markii danbe dhagax la dhacday, rasaas ayuu furay taliyuhu ka dibna xabadihii ayaa madaxa ka haleeshay gudoomiyihii degmada Marxuum Bahaley AUN oo meesha ka agdhawaa.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this