Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Si Rasmi Ah u Gaaray Heshiis Ka Kooban 14 Qodob (Akhriso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa si rasmi ah maanta oo Arbaco ah waxay si rasmi ah ugu heshiiyeen 14 qodob oo lagu soo afjaray khilaafkii dhanka siyaasadeed.

Munaasabadda lagu soo bandhigayey heshiiskan waxaa goob joog ka ahaa madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo sidoo kale madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo hoggaamiyaha Ahlu-sunna Sheekh Maxamed Shaakir.

Qodobada lagu heshiiyey hoos ka akhriso:

Goobjoog News

H1

H2

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this