Sign in to follow this  
Deeq A.

Isimada Puntland oo go’aano kasoo saaray shir uga socday Bosaso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso (Puntlandi) Shir Isimada Puntland ay ku qabteen Hotel Gacayte ee Boosaaso ayaa maanta lagasoo saaray Go’aanno ku saabsan arrimaha nabad gelyada iyo muranka dekeda Bosaso.

Go’aanadaan oo ka koobnaa afar qodob, ayaa saxaafada loo akhriyay..

-In laga wada shaqeeyo Nabadgelyada

-Dawladdu inay soo bandhigto Hashiiska Balaarinta Dekedda Boosaaso

-In la taageero Mashaariicda Horumarineed,

-In tariifada ay soo saareen Isimada ee ku meel gaarka ah lagu dhaqmo

Kullanka ay isimadu kaga dhawaaqeen go’aanadaan waxaa goob joog ahaa Ganacsato, xubno xukuumadda Puntland katirsan , waxgarad, haween iyo dadweyne kale.

24312662_801858266641002_724938388438866

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this