Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) Maalinta farshaxanka Puntland oo lagu qabtay Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Puntandi) Xaflad lagu maamuusayay maalinta farshaxanka Puntland oo sannad walba loo qorsheeyay shantsha bia December ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, iyadoo ay tahay markii saddexaad oo la xuso.

Waxaa xafladaan kasoo qeyb galay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Eng Camey, xubno katirsan golaha xukuumada, aqoonyahano iyo bahda warbaahinta gaar ahaan sawir qaadayaaasha oo xuskaan iyaga loo sameeyay.

Waxaa goobta xaflada lagusoo bandhigay sawirro isugu jira kuwa Kaamero lagu qaaday iyo kuwa gacanta lagu sawirray oo ka tarjumayay bilicda iyo  kheyraadka  Puntland, sidoo kale waxaa ku jiray kuwa gacanta lagu sawirray oo si gaar ah u taabanayay dhaqanka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa shahadooyin guddoonsiiyay sawir qaadayaashii madasha kusoo bandhigay xirfadooda, isagoo ku dhiiri galiyay howsha ay hayaan.

Waxaa madaxweyne Camey u sheegay inay ahmiyad weyn dowladdu ugu jirto inweriyayaashu mar walba soo bandhigaan kheyraadka iyo quruxda waddankeeda taala, si caalamka loo tuso Puntland inay tahay dhul ilaaheey ku manaystay nabbad iyo barwaaqo.

DAAWO SAWIRRADA.

IMG_0666.jpg

Farshaxaniiste Abshir oo sawiraya wajiga madaxweyne Camey.

IMG_0697.jpg

Sawirka Camey oo goobta uu ku sawirray Abshir Taatiko

IMG_0556.jpg IMG_0557.jpg IMG_0564.jpg IMG_0562.jpg IMG_0560.jpg IMG_0558.jpg IMG_0565.jpg IMG_0566.jpg IMG_0567.jpg IMG_0569.jpg IMG_0574.jpg IMG_0581.jpg IMG_0585.jpg IMG_0590.jpg IMG_0587.jpg IMG_0592.jpg IMG_0596.jpg IMG_0604.jpg IMG_0602.jpg IMG_0605.jpg IMG_0608.jpg IMG_0606.jpg IMG_0626.jpg IMG_0616.jpg IMG_0627.jpg IMG_0641.jpg IMG_0639.jpg IMG_0638.jpg IMG_0637.jpg IMG_0642.jpg IMG_0644.jpg IMG_0650.jpg IMG_0652.jpg IMG_0654.jpg IMG_0663.jpg IMG_0653.jpg IMG_0671.jpg IMG_0673.jpg IMG_0669.jpg IMG_0678.jpg IMG_0683.jpg IMG_0687.jpg IMG_0688.jpg IMG_0703.jpg IMG_0702.jpg IMG_0698.jpg IMG_0699.jpg IMG_0695.jpg IMG_0701.jpg IMG_0707.jpg IMG_0709.jpg IMG_0712.jpg IMG_0713.jpg IMG_0715.jpg IMG_0717.jpg IMG_0551.jpg IMG_0553.jpg

IMG_0554.jpg

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this