Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Taliyihii saldhiga suuqa Gaalkacyo oo lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (Puntlandi) War degdeg ah oo nagasoo gaaraya Gaalkcyo yaa sheegaya in tliyihii saldhiga Cusub ee Suuqa Gaalkacyo dhinaca Madaxtooyada Puntland gordhawayd uu ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa.

Allaha u naxariiste Taliyaha Dhintay oo lagu magacaabayCali Ibraahim Cali (Cali Magafe) ayaa la sheegay in uu kayimid hoygiisa, isagoo kusii jeeday goobtiisa shaqada.

Goobta uu Qaraxa kadhacay waxaa soo gaaray Ciidamo katirsan Puntland oo howlgal ka sameyaay goobta uu qaraxa kadhacay,ilaa iyo haddana lama garanayo ama cid sheegatay masuuliyadda qaraxa Miino ee lagu Khaarajiyeey taliyihi Saldhiga qeybta Gaalkaacyo.

SAWIRRADA GAARIGA LA QARXIYAY.

Capture.jpg hh.jpg

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this