Sign in to follow this  
Deeq A.

Isku aadka Tartanka maamul Goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho.

Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed oo la isugu aadiyay Sidan

Group A:

Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.

Group B:

Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Puntland oo sanadkii hore ku guuleystay tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa gashay Group ay malaha dhib badan kala kulmi doonin.

Tartanka ayaa furmi doona Jimaha soo socota oo ay bisha ku beegan tahay 8-da December waxaana lagu furi doonaa Banaadir iyo Jubaland.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Isku aadka Tartanka maamul Goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this