Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Isku aadka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo la sameeyay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Puntlandi) Tartanka kubadda cagta dowlad-gobolleedyada dalka oo markii labaad lugu qabanayo magaalada Muqdisho ayaa goor dhow la sameeyay sidda ay isugu aadeen dowlad-gobolleedyada ka qeybgalaya iyo gobolka Banaadir.

Group A-

Gobolka Banaadir
Galmudug
Jubbaland

Group B-

Puntland,
Hirshabeelle
Koonfurgalbeed

Tartanka waxaa uu furmi doonna Jimaha soo socota oo ay bisha ku beegan tahay 8-da December, ciyaarta furitaanka ayaa u dhaxeysa gobolka martida loo yahay ee Banaadir iyo Dowlad-gobolleedka Jubaland.

24852193_1342681145854722_30127137086175

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this