Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkmada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukuno ku Riday Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukuno ku riddey Afar nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood ay ku eedeysanaayeen iney kamid yihiin Al-shabaab, islamarkaana ay fududeeyeen qaraxyo ka dhacyo magaaladda muqdisho.

Guddoomiyaha maxkamadda Dararajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhowaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in dhammaan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay.

Ragga la Xukumay ayaa kala ah.

  • C/qaadir Abukar Shaacir waxaa lagu xukumay dil toogasho ah
  • Maxamed Cumar Akiile waxaa lagu xukumay Xabsi Daa’in
  • Daa’uud Maxamed Cali waxaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ciidan ah
  • C/laahi Ibraahim Geesey waxaa lagu xukumay

PUNTLAND POST

The post Maxkmada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukuno ku Riday Shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this