Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Marxuumad Caasho Guuleed Maxamed Islaam oo ku geeriyootay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

tacsi-3.jpg

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan ilma Axmed Cali Sharmaake geeridii ku timid Hooyadood Caasho Guuleed oo shalay 3 Dec.2017 ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Waxaa Tacsi taas la mida loo dirayaa Qoyska Reer Guuleed Maxamed Islaan iyo Asxaabtaba

Waxaan Illaahay uga baryeynaa Marxuumada Jano waarta iyo Dambi dhaaf iyo in Illaahay samir kasiiyo Caruurteedii iyo guud ahaan Ehelka.

Aaaamiin
Aaaaaamiiiin
Aaaamiiiiiin

Waxaa tacsida diraya Ilma Farax Xayir oo kala jooga Denmark, Canada, USA iyo Australia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this