Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Hore Ee Yemen Oo La La’yahay Kadib Markii La Duqeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya magaalada Sanca ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Cabdalla Saalix la la’ yahay kadib madkii ay maanta gurigiisa duqeeyeen kooxda shiicada ah ee Xuutiyiinta.

Arrintan waxaa ay ka dambeysay kadib dagaal maalmahan dhex-marayey xisbigiisa iyo Xuutiyiinta, dagaalka ayaa ka dhacay gudaha sanca.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Xuutiyiinta looga awood roonaaday dagaalka Sanca, qoysas badan oo ku abtirsadana ay ku qaxeen.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this