Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Waxay qaliin u martay in ay u ekaato Aktarada ee taageerto Angalina balse ma aamini doontid sidee noqotay

Recommended Posts

Deeq A.   

ad-composite-angelina.jpg?resize=600%2C4

Sahar Tabar, 22 jir ah, ku dhalatay magaalada Tehran, dalka Iran, ayaa doonaysay in ay muqaal ahaan wajigeda uu u ekaado actarada caanka Hollywodka kaso jeeda dalka Mareekanka Angelina Jolie.

3.jpg?resize=600%2C600

Gabadaan dhalinyarada reer Iraan ayaa waxaa sida ay wariyeen warbaahinta dalka belguim waxay martay kontan qaalin si ay ugu ekaato gabadha taageero u tahay ee Angelia.

1.jpg?resize=600%2C518

Gabdhaan reer Iraan ayaa waxay caan ka noqotay facebook iyo intasgram waxay heshay dhiirigelin badan iyo inkasto kuwa kale ku dhaleeceeyeen muqaalkeda.

2.jpg?resize=600%2C600

Gabagabadii, gabadhaan reer Iraan sida ay rajeyneysay ma uusan noqon muqalkeda, balse waxay sheeegtay in aysan marna ka quusan doonin hamigeeda oo ay dooneyso mar un in ay u muuqaal ekaato gabadha ay taagerto ee Angelina.

Sahar-Tabar-before-and-after.jpg?resize=Sahar Tabar Qaliinka ka hor iyo Qalliinka kadib

The post Sawiro: Waxay qaliin u martay in ay u ekaato Aktarada ee taageerto Angalina balse ma aamini doontid sidee noqotay appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this