Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaaliyadda Puntland ee Londan oo dib udhiska isbitaalka Gaalkacyo ugu deeqday $8000.

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (Puntlandi) Jaaliyada Puntland ee Londan ee dalka Ingiriiska ayaa lacag $8000 gaarsiiyay guddiga dib udhiska isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.

lacagtaan ayay jaaliyaddu ugu talo gashay inay kaga qeyb qataan dhismaha ka socda qeybihii horey u burburay oo hadda meel wanagsan maraya

Guddga ayaa shir ay ku qabteen isbitaalka gudihiisa waxa ay kaga warameen lacagtaasiGudomiyaha

Guddoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khliif oo guddiga xubin ka ah ayaa waxa uu shegay in loo bahan yahay in laga wada qeybqaato dhismaha isbitaalka wuxuuna u mahad celiyay jaliyada puntland ee landon ee  lacagtaasi ugu deeqay isbitaalka.

5-2.jpg 6-2.jpg 7-2.jpg 8-1.jpg 9-1.jpg 10-1.jpg 1-2.jpg 2-2.jpg 3-2.jpg 4-2.jpg

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this