Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha “Somali Partnership Forum”  Oo Ka Furmeysa Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabo Madasha “Somali Partnership Forum”   oo ah madal Soomaalida iyo beesha caalamka uga wada hadlayaan xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.
Madasha waa mid horay usoo socotay, waa heshiis ay Soomaalida iyo beesha caalamka ku galaan fulinta barnaamijyo gaar ah, tusaale ahaa shirkii (HLPF) ee Istanbul waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay 46 dal iyo mas’uuliyiin ka socota 11 urur.

Saaka waxaa xiran jidadka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, waxaa la istaajiyay gaadiidka dadweynaha arrintaas oo dhibaato ku ah ganacsatada, shaqaalaha iyo ardeyda.

Shirkan kala soco, Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this