Sign in to follow this  
Deeq A.

Kuwait: Qatar Oo Ka Qeyb-galeysa Shir Madaxeedka Khaliijka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka aririmaha dibadda ee qartar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Aala-thani ayaa sheegay in Amiir Tamiin uu ka qeyb gali doono shir madaxeedka sanadlaha ah ee ay ku yeelanayaan hogaamiyayaasha Khaliijka magaalada Kuwait ee dalkaasi.

Shir-madaxeedka ay yeelanaa hogaamiyayaasha Khaliijka ayaa waxaa la qaban doono 5- 6 bishaani December inkastoo oo ay jiraan khilaafyo diblomaasiyadeed oo ka dhex jiraan kooxdaani.

Khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dowladaha Khaliijka ayaa waxaa uu soo bilowday bishii June, markaas oo dowladaha Sacuudiga,Imaaraadka,Baxreyn iyo Masar ay ku eedeeyeen Qatar inay taageerto argigixisada balse dooxa ay iska fogeysay eedeymahaas.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this